BREAKIN NEWS: Maxaabiis badan oo lagu qabtay Aaga Garacad

21 Marso 2016 (Puntlandes) War iminka kusoo dhacay Warbaahinta Puntlandes ayaa sheegaya in Aaga Garacad oo ay Ciidanka Difaaca Puntland ka wadeen tan iyo shslay Hawlgal lagu sifaynayey Alshabaab si dhuumasho kuso galay Aagaas sy gacanta ku dhigeen Maxaabiis.

Maxaabiista ay Ciidanku wabteenayaa yiradoodu tahay 17 nin.

Dhanka kale waxaa socda dagaalkii ay Ciidanka Difaaca Puntland ku baacsanayeen Malayshiyada Alshabaan.

Wixii war ah oo kusoo kordha kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author