Daawo Vodeos-Sawiro: Damaashaadka Caawa ee Caasimada Puntland ee Garowe -ALLAHU AKBAR “Puntland lama Qabsado”

21 Marso 2016 (Puntlandes)  Waxaa galabta iaa Caawa ka socda Caasimad Puntland ee Garowe Farxad iyo Dabaal deg Allah loogu mahadinayo Guusha ay soo hoyoyeen Geesiyada Ciidan Difaaca Puntland.

Warbaahinta Puntlandes ayaa Akhristayaasheeda usoo gudbinaysaa Erayo hordhac ah oo ku saabsan Hees uu soo wado Abwaan Bashiir Cabdi Jaamac Shiish

Libaax Luqunta Laguma Dhego

Maroodina Lama Qabiro

Puntland lama Qabsado

Ninka Qoriga soo Qaatayoow

Adaa qararka iska Xooroo

Qasaaruhu aduu ku gaaray

216-6
216-6a
216-6b


Puntlandes.com

About The Author