Dhagayso: Dowladda Puntland oo Sheegtay inay Guul wayn ka gaartay Hawlgalkii Alshabaab dalka loo sifaynayey

22 Marso 2016 (Puntlandes) Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland Maxamuud Xassan Soocadde ayaa maanta mar uu Saxaafadda lahadlay faahfaahin ka bixiyey Hawlgalkii ay Ciidanka Difaaca Puntland uga sifaynayeen Degaanada ay sida dhuumashada ah kusoo galeen  maleeshiyaadka Alshabaab ee ahaa xeebaha gobolada Nugaal iyo Mudug.

215-10e

Dhageyso Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta dowladda Puntland


Puntlandes.com

About The Author