Dhagayso: Firxadkii Alshababkii ay soo jabiyeen Ciidanka Difaaca Puntland oo Koonfurta Mudug Gaarey

23 Marso 2016 (Puntlandes) Firxadkii Malayshiyada Alshabab ee ay soo jabiyeen ciidanka difaaca dowlada Puntland ayaa gaarey deegaano kamida maamulka Cadaado ee Galmudug.

216-7e

Deegaanada ay hada soo gaareen ayaa waxaa maamula maamulka Galmudug mana jirto ilaa hada wax tilaabo ah oo ay ka qaadeen.

Waxay u muuqataa inay wax ka og yihiin malayshiyadan dhawaan Puntland soo gaaray oo awal ka yimid dhanka xarar dheere.

Dhagayso


Puntlandes.com

About The Author