DAAWO VIDEO FADEEXAD: Suldaan Soomaliland ah oo tageertay Alshabaabtii PUNTLAND soo Weerartay” PL waa bar madow oo Somali ku taala”

23 Marso 2016 (Puntlandes) Suldaan ka mida Salaadiinta Soomaliland oo la yit´raahdo Suldaan Maxamed Muuse Cunne ayaa Tageeray Alshabaabtii ee Puntland soo wwéerartay waxayna Ku tilmaameen inay tahay  Puntland Mida Xiligani la dagaalamaysa dhalinyaro soomaaliyeed.

216-7e1

Suldaanka oo Puntland ka hadlaya ayaa yiri ”Puntland waa bar madow oo Soomaali ku taala”. Dhanka kale waxa dad badan YAAB ku noqotay waxa ku kelifay SULDAANKA inuu inta TV yo u yeerto waxaas ku hadlo!!!!!!!

Puntlandes.com

About The Author