Dhagayso: Madaxweyne Gaas ”waan xanaanaynaynaa Dhalinyaradii lagu Soo qabtay dagaalka”

23 Marso 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa maanta mar uu ka hadlayey Degmada Jariiban ee gobolka Mudug oo uu Booqasho dhiirigelin Ciidanka Difaaca Puntland ku ayuu wuxuu ka hadlay Caruurtii ka tirsanayd Alshabaab Ciidanka Difaaca Puntland  Maxaabiis ahaanta usoo qabteen dagaaladii kululaa ee ay uga Sifaynayeen Puntland Alshabaabtii soo weerartay.
215-4a

Madaxweyne Gaas ayaa inay Dhaqan  celin u samaynayaan Dhalinyaradan yar yar ee lasoo qalday.

Madaxweyne Gaas ayaa yiri ”Waanu haynaynaa waanuna Xanaanaynaynaa, waana Hanuuninaynaa Yacni Jidka Toosana waanu tusaynaa, Insha Allah annagoo adeegsanayna DIINTAYADA iyo CULIMADAYADA”

Dhagayso madaxweyne Gaas


Puntlandes.com

About The Author