Dhagayso: XildhibaanXoosh Jabriil oo si wayn u dhaliilay Hab dhaqanka Xasan Sheekh & Qorshihiisa Gobolka Hiiraan

26 Marso 2016 (Puntlandes) XildhibaanXoosh Jabriil oo mida Xildhibaanada DFS ayaa si wayn u dhaliilay Hab dhaqanka Madaxweynaha DFS Xasan Sheekh iyo Qorshihiisa ku aadan maamul u samaynta Gobolada Hiiraan iyo Shabeelaha Dhexe.
217-6e
Dhagayso XildhibaanXoosh oo banaanka soo dhigay Siyaasad xumada Xasan Sheekh oo noqday Kaligiis Taliye aan Cid u joojinayn Cod dheerna ku riday Dawladnimadii iyo Midnimadii Soomaamiyeed.

Puntlandes.com

About The Author