Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dagaaladii Ciidanka Difaaca Puntland ay uga Sifeyeen Kooxda Alshabab Puntland

26 Marso 2016 (Puntlandes)) 14kii bishan marso ayey ahayd markii Ciidamo badan oo ka tirsan Alshabaab ay kasoo weerareen Puntland Xeebaha Garmaal Gobolka Nugaal iyo  Jaracad Gobolka Mudug, iyagoo kala kulmay Ciidanka Difaaca Puntland Dharbaaxo xun ayna ka dhigeen wax la Qabto, wax la dilo iyo wax Carara.
216-8aa
Waxay muujiyeen Ciidanka Difaaca Puntland in ay yihiin Ciidan ka adag Alshabaab halka ay Hoonfurta Soomaliaya ay Alshabaab cayrsato Ciidanka DFS iyo AMISOM.

Daawo Barnaamij gaar ah oo ku saabsan Dagaaladii Ciidanka Difaaca Puntland ay uga Sifeyeen Kooxda Alshabab Puntland aaga Garacad waxaan diyaariyey TV ga SBC

Puntölandes.com

About The Author