Wararka maanta Daawo barnaamij gaar ah oo ku saabsan Taageeridda Jaaliyada Puntland ee dalka UK puntlandes 28 March, 2016 28 Marso 2016 (Puntlandes) Qaar ka mida Odoyaasha Jaaliyada Puntland ee dalka UK ayaa Hambalyo iyo Bogaadin u diray Ciidanka Difaaca Puntland oo Dharbaaxo lama ilaawaan ah ku dhuftay Kooxda Argagixisada ah ee Alshabaab oo soo weerartay Puntland. Puntlandes.com About The Author puntlandes See author's posts Continue Reading Previous ILA QOSOL: Daawo Radio Muqdisho ma idaacad laga leeyahay Xaafadda Baraxley baa?Next Daawo HEESTA ISKU TASHI ee Kooxda KAAHA Puntland More Stories Wararka maanta Muuqaal: Afhayeenka SSC-Khaatumo oo ka warbixiyey safarkii Hogaamiye Firdhiye ee Muqdisho iyo Talyaaniga puntlandes 16 May, 2024 Wararka maanta Sawirro: shirka Wasiirkaa Xannaanada Xoolaha & Daaqa Puntland oo shir la qaatay Haya’dda WFP puntlandes 15 May, 2024 Wararka maanta Sawirro: Wasiirka Duulista hawada iyo Garoomada Puntland oo booqday Islaan Bashiir Islaan Cabdulle puntlandes 15 May, 2024