ILA QOSOL: Daawo Radio Muqdisho ma idaacad laga leeyahay Xaafadda Baraxley baa?

28 Marso 2016 (Puntlandes) Radio Muqdisho oo sheegta inuu ku hadlo Afka ummadda Soomaaliyeed uuna yahay Radyaha Qaranka Soomaaliyeen ayaa waxa uu noqday mid uun Tabiya Wararka Kooxda DAMUL JADIID, isagoo aan ahayn Radio Qaran ee ah Radio Qabiil.

Sawirka Hoose ka eeg wararkiisii maanta inta war ee uu ka Qoray maamulka Gobol iyo barka ka kooban ee Galmudug, hadaba su’aashu waxay tahay ma idaacad laga leeyahay Xaafadda Baraxley baa?

Waxaa xusid mudan in raysul wasaarihii DFS oo uu sheegto Radio Muqdisho inay maamusho waxa uu ku sugan yahay Caasimada Puntland ee Garowe, isagoo halkaas u jooga shaqo ay u dirsadeen inuu soo ogolaysiiyo Puntland inay Qaadato Go’aanka Muqdisho waxayna u quuri waayeen inay hal qodob ka siiyaan warka maanta CAJIIB!!!

Meeday Dalka intiisii kale Soomaaliya ma Galmudug iyo Villa Somalia ayey noqotay?

217-9

About The Author