Daawo Muuqaal-Dhagayso: Xil. Goodax Bare “Xasan Sheekh madaxweyne uma aqoonsanin waana la jihaadaynaa”

28 Marso 2016 (Puntlandes) Xilibaan Goodax Bare oo ka mida Baarlamaanka DFS ayaa ku eedeeyey Madaxweynaha DFS inuu Beladweyne u joogo inuu u eexdo oo u dhaco Qabiilkiisa Qabiilada waayayn ee Hiiraan.

217-9a4

Goodax ayaa sheegay inuu Xasan Sheekh ku kala qaybiyey reer Hiiraan isagoo qaar u balan qaaday JOGOOYIN iyo LACAG “waana Musuqmaauq” ayuu yiri

Goodax ayaa si cad u sheegay inay la dagaalamayaan Xasan Sheekh aysana madaxweyne u aqoonsanayn uusana dawladnimo ku shaqaynayn Xasan, wuxuuna “Xasan Sheekh madaxweyne uma aqoonsanin waana la jihaadaynaa”

Eedaynta Goodax ayaa kusoo aadaysa iyadoo uu madaxweynaha DFS kala qaybiyey Beelaha dega Gobolka Hiiraan iyadoo uu qaar ogolaysiiyey inay Shirka Jowhar tagaan, halka ay qaar kale ka diideen.
Dhagayso ama daawo Xil Goodax


Puntlandes.com

About The Author