Dhagayso: Nabadoon Yaasiin Cabdisamad “Madaxweynaha & RW DFS ha is Casilaan”

28 Marso 2016 (Puntlandes)  Nabadoon Yaasiin Cabdisamad oo kamid ah Nabadoonada Gobolka Mudug ayaa isagoo waysi dheer siiyey radio Dalir waxa uu ka hadalay Safarka Raysul wasaaraha DFS uu ku jooga Puntland ee la Xiriira in Puntland qaadato ama ogolaato habka Qabaliga ah ee 4.5 iyo weerarkii ay Alshabaab kusoo qaaday Puntland.

217-9b

Nabadoonka Yaasiin ayaa sheegay inay FASHILEEM madaxweynaha DFS Xasan Sheekh iyo Raysul wasaarahiisa Cumar cabdirashiid, wuxuuna ugu baqay inay ISCASILAAN.

Dhagayso Nabadoon Yaasiin


Puntlandes.com

About The Author