Raysul wasaare Cumar qaar ka mida waxgaradka Garowe kula hadlaya Xarunt Ha’adda PDRC

29 Marso 2016 (Puntlandes) Raysul wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke war hadda soo gaaray Warbaahinta Puntlandes wuxuu sheegayaa in uu iminka Shir kula leeyahay Qaar ka mida Waxgaradka Garowe Xarunta Hay’adda PDRC ee Garowe.

217-8l

Cumar ayaa la aaminsan yahay inuu kala hadlayo Dadkaas uu shirka kula jiro sidii ay Puntland ku ogolaan lahayd habka Qabaliga ah ee 4.5 ee ay Shacabka iyo dawladda Puntland ay diideen.

Wixii war ah ee kasoo kordjha kala soco Warbaahinta Puntlandes

About The Author