XOG-Safiirka USA u fadhiya DFS oo ku wajahan Garowe si uu ugu Ololeeyo Xasan Sheekh & 4.5

30 Marso 2016 (Puntlandes) Safiirka Soomaaliya u fadhiya dalka maraykanka Axmed Ciise Cawad oo ku sugan iminka magaalada Nairobi ayaa waxaa uu ku wajahan yahay Caasimada Puntland ee Garowe, si uu ugu Ololeeyo rabitaanka Xasan Sheekh ee 4.5.

217-1b4

Amb. Axmed oo ka tirsan Kooxda madaxweyne Xasan Sheekh ee DAMUL JADIID ayaa waxay Kooxdu usoo dhiibtay lacag aad u fara badan oo sida ay Xogta ku heshay Warbaahinta Puntlandes loogo soo dhiibay in lagu aamusiyo Madaxweynihii hore ee Puntland Cabdiraxmaan Faroole oo hogaaminya dadka sida aadka uga soo horjeeda habka Qabaliga ah ee 4.5, ee ay dawlada Puntland iyo Shacabkeedu diideem.

Amb. Axmed ayaa u ballan qaaday Kooxda Xasan Sheekh ee DAMUL JADIID inuu ku Qancin doono in ay Puntland qaadato 4.5 Reer Garowe oo iminka ka mida dadka aadka u diidan  4.5.

Puntlandes.com

About The Author