Wararkii u dambeeyey ee Weerarkii Ismiidaaminta ahaa ee Gaalkacyo

31 Marso 2016 (Puntlandes) Qaraxii Ismiidaaminta ahaa ee maanta ka dhacsy magaalada Gaaljacyo ayaa wararka soo gaarataa Warbaahinta Puntlandes waxay sheegsyaan inay ku waxaa ku dhintay 6 qof iyo kii Ishaligay.

Waxayna kala yihiin:

Gaadayare

Dawalkii Gaadayare
Labo nin oo ilaalo u ahayd Gaadayare
Labo qof oo shacab ah oo meesha marayey
Wiilkii Ishaligay

Faahfaahinkala soco goor dhow

Sawirka hoose waa wiilkii Is haligay kaasoo aad u jeedo inuu aad u da’yar yahay uuna la mid yahay kuwii dhawaan ay Ciidan Difaaca Puntland kusoo qabteen Maxbuus ahaan dagaalkii ay Alshabaab uga Sifeeyeen Puntland.

IMG-20160331-WA0010

About The Author