FAROOLE OO KU DGAWAAQAY INUU YAHAY MUSHARAXA MADAXWEYNAHA DFS

4 April 2016 (Puntlandes) Madaxweynihii hore ee Puntland Dr Cabdiraxmaan Faroole ayaa goor dhawayd ku dhawaaqay inuu yahay musharax u tartamaya xilka madaxweyninida DFS.

images

Shaacinta Dr Faroole uu shaaciyey inuu yahay ayaa kusoo aadaysa heshiiskii ay habeenkii xalay kala saxixden Puntland iyo DFS, ee soo afmeeray murankii ka taagnaa 4.5 in lagu galo doorashada la filayo inay dhacdo sep 2016.

Dr Faroole ayaasheegay inuu yahay hogaamiyihii Soomaaliya ka saari lahaa 4.5

 

About The Author