Dhagayso: Wasiir Ceyte oo sheegay in DFS ay ka baxday Hiigsiga Cusub (New Deal)

6 April 2016 (Puntlandes) Wasiirka Qorshaynta DFS Cabdiraxmaan Yuusuf Cali (Cenyte) oo Magaalada Stockholm ee dalka Sweden uga qayb galaya shir ay wada lee yihiin dalalka Deeqda bixiya iyo kuwa deeqda la siiyo oo ay Somalia ka mid tahay aya awaraysi uu siiyey VOA ku sheegay in DFS ay ka baxday Hiisiga Cusub ama New Deal-ka marka uu dhamaado Heshiiskii hore oo ku eg Agoosto sanadkan.

218-9a

Shirkanka uu ka qayb galayo Ceyne ayaa ah mid Hiisiga Cusub ama New Deal-ka dib u eegis iyo qiimeyn lagu sameynayey barnaamijka oo laga hir-geliyey dalal badan oo ay Soomaaliya ka mid tahay.

Dhagayso Wasiir Cenyte


Puntkandes.com

About The Author