Maqal iyo Muuqaal u Daawo Live Nadwo diini ah oo caawa ka bilaabatay Masjidka Al-Rowada ee Boosaaso (Dhamaad)

Boosaaso:-Waxaan ugu bishaareynaynaa dhamaan umada Soomaaliyeed iyo Akhristayaasha Halgan.net in caawa nadwada ka bilaabaneysa masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso si maqal iyo muuqaal ah looga tabin doona shabakarada Islaamiga ee Halgan.net .

Halgan.net ayaa waxaa uga barateen in ay duruusta iyo nadawaadka diiniga ah ay si maqal iyo muuqaal ah idiinku soo  gudbiso .
Howlwadeenada Halgan.net ayaa haatan Diyaariyey in si maqal iyo muuqaal ah aad uga bogotaan Nadwada caawa ka bilaaban doonta Masjidka Al-Rowada ee magaalada Boosaaso ee xarunta gobalka Bari taas oo ah tii 14aad.

Sidoo kale waxaad si Live ah uga dhageysan kartaa Radio Halgan Live adiga oo telkaaga ku soo dajisan kara App-ka Radio Halgan Live. iyo Radio Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland.Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Nadwadan ayaa waxaa ka soo qeyb gali doona culumo si weyn looga yaqaan Soomaaliya waxaana ay si rasmi ah u bilaaban doontaa hadii alle idmo caawa bacdal maqrib oo ku aadan 8-15 Rajab 1437 H oo kuna beegan 15-21 -4-2016 saacada 08:00 Am  xiliga bariga Afrika.

Radio Halgan Live waa Idaacad Islaami ah uu soo tabin doonta Inshalaah Duruusta iyo Nadwooyinka Culumada waxaana ay bahwadaag ku yihiin faafinta Dacwada Radiyaasha Al-Xikma oo ka howlgala deegaanada Puntland iyo Radio Al-Nuur oo ka howlgala magaalada Muqdisho lagana dhageysto gobalada Koonfureed.

Idaacada Islaamiga ee Al-Xikma ay xarumo gaaraya 13 ku leedahay Puntland waxayna baahisaa duruusta Diini ah iyo adeega bulshada. Waxaa kale oo aad si sahlan ugu shuban karaan Radio Halgan Live telkooda gacanta Radio Halgan Live Google Play hadii uu yahay telfanka aad heysato nooca Android hadii aad heysato Apple waxaad ka soo gishataa App Store .waxaad ku qoreysaa (Radio Halgan Live) waa free wax lacag ah maaha . Halkan ka Dajiso Radio Halgan Google Play Halkan ka Dajiso Radio Halgan Live App Store

Waxaa kale oo aad duruusta iyo towjiihaadka culumada aad si dhib yar aad uga dhageysan kartaa Radio TuneIn oo aad soo gishan karto telfankaaga gacanta.Radio TuneIn ka dib meesha ay ku taal Search ku qorRadio Halgan Live . Alle waxaan ka baryeynaa in acmaasheen uu ka dhigo mid kaligiisa khaalis u ah Aaaamiin

Faldalan halkan hoose ka daalaco Macluumaad ay Halgan.net ka qortay

http://halgan.net/2016/04/halgan-net-oo-maqal-iyo-muuqaal-u-tabin-doonta-nadwa-caawa-ee-masjidka-al-rowada/

Daabacaadii Puntlandes,com

About The Author