OGAYSIIS MUHIIM AH: Puntland TV oo si Toos ah aad u Daawan karto (AKHRISO)

15 April 2016 (Puntlandes) Sida uu Agaasime xigeenka TV ga dawlada Puntland ee Puntland TV Daahir Afloow ku baahiyey barta uu ku leeyahay Facebook, wuxuu  Puntland TV bilabaabay inuu si oo si Toos ah ugu baahiyo NET-ka http://www.puntlandtvradio.net si ay Daawadayaashiisu uga daawadaan.

220-3b3

Waa Horumar uu sameeyey  Puntland TV, taasoo kutimid dadaalka dheeriga ee uu Agaasime xigeenka TV ga dawlada Puntland ee Puntland TV Daahir Afloow sameeyey.

Daawasho wacan si (Live) ah Puntland TV http://www.puntlandtvradio.net/

Puntlandes.com

About The Author