Daawo Video: Dood Kulul oo dhexmartey Pro Samatar & Faysal C. Waraabe (Qaddiyadda 18 May iyo 26 June)
17.April 2016 (Puntlandes) Dood kulal ayaa waxay magaalada Stockholm ee dalka Sweden ku dhexmartay Gudoomiyaha Xisbiga Ucid Faysal Cali Waraabe iyo Prof Axmed Ismaaciil Samatar.
Doodu waxay khusaysay amaa la xiriirtay Xuska 18 May iyo 26 June keebaa keebaa la Weyneeyaa.
Puntlandes.com
