Dhagayso: Ugu yaraan 22 Askari oo DFS ah oo Alshabaab ku dishay Ruunirgood

1 May 2016 (puntlandes)  Ugu yaraan 22 ka tirsan ciidamada DFS ayaa Alshabaab laysan  kadib markii ay weerar oo ay culus ay Alshabaab dib ugu qabsatay degmada Ruunirgood ee gobolka Shabeellada Dhexe ku qaaday saaka.

222-2a3

Degmada Ruunirgoodayaa ay shalay kala wareegeen Alshabaab oo halkaasi ka talinaysay.

Alshabaab ayaa sheegatay inay 32 askari o oka tirsan Ciidan DFS ku dishay dagaalkii saaka, laakiin DFS ayaa beenisay warkaasi,

Taliye ciidamada DFS ee Aagaas Maxamed Maxamuud Sanay oo oo VOA u waramay maanta ayaa sheegay in ciidamada DFS ay shalay qabsadeen degmada Runirgood, iyagoon wax taageerro ah ka helin ciidamada AMISOM, isagoo intaas kusii daray inay istijaabinayeen inay kaligood ,meel ka qabsan karaan Alshabaab.

Taliyuha ayaa ku eedeeyey ciidamada AMISOM inay ka filayeen gurmad inay u soo diraan, balse aanay helin gurmad ah.


Dhageyso warbixin dheer oo ay VOA ka diyaarisay

Puntlandes.com

About The Author