Dhagayso: Waraysi Dheer oo ay VOA la yeelatay Agaasimihii Hore ee Sirdoonka Puntland

5 May 2016 (Puntlandes) Waraysiga dheer ee ay VOA la yeelatay Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland Xasan Xuseen “Cabdi Yare” oo la wada ogyahay inuu diiday in uu Xilka Wareejiyo markii Xilka uu ka qaaday madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali kadibna uu la gadooday ciidankiisii qaar ka mida isagoo Xabadeeyey Xurumaha UN ka ee Caasimada Puntland ugu dambayna si qasab ah Xilka looga tiriyey ayaa waxa uu u muuqdaa mid leh ujeedo lagu wiiqayo dawlada Puntland.

222-4b4

Cabdi Yare Dhexdhexaad maaha mana noqon karo nin Objective ah (dhexdhexaad), wuxuuna waraysigani Xayeysiis u yahay Kooxda aadka u tabarta yar ee ISIS ee uu laftigiisu ku sheegay inay iminka tababar usoo qaateen 150 Askari, Xaggee buu ka ogaaday Xogtay? ma isagaa ka mid ah?

Dhagayso Waraysiga Agaasimihii hore ee Sirdoonka Puntland

Puntlandes.com

About The Author