Daawo Video: Jaaliyadda SSC ee UK oo Taageeray Baaqii Ciidamada Difaaca Gobolka Cayn & Isimada ee Difaaca & midnimada G. Cayn

5 May 2016 (Puntlandes) Jaaliyadda SSC ee UK ayaa waxay Taageereen Baaqii Ciidamada Difaaca Gobolka Cayn & Isimada ee ku saabsanaa Difaaca & midnimada Gobolka Cayn, iyagoo ka digay in lagu wareejiyo Somaliland magaalada Buuhoodle sidii loogu wareejiyey degaanadii kale ee SSC.
222-4b5
Jaaliyadda ayaa waxay Cambaareeyeey hawlaha shaqo ee uu Pro Cali Khaliif Galayr ka wado degaanada SSC, iyagoo ugu baaqay inuu faraha kala baxo arintaas, waxayna ku eedeeyeen Pro Galayr inuu iska horkeenay dadkii walaalaha ahaa ee awal aadka isku jeclaa hadana uu taasoo kale ka wado Buuhoodle.

Puntlandes.com

About The Author