Dhageyso: Wasaaradda Duulista Puntland oo Faahfaahin ka bixisay shaqooyinka Garoomada diyaaradaha PL

22 May 2016 (Puntlandes)  Agaasimaha guud ee wasaaradda Duulista Hawada iyo  Garoomadda Puntland Cismaan Cali Yuusuf ayaa sheegay in ka dib markii dhismihiisu Garoonka Diyaaradaha Bosaso dhamaaday ay ku dadaaleen sameynta qorshayaashii shaqo oo heer caalami ah, isagoo carabka ku dhuftay qalab aan hore u jiri jirin oo loo keenay Garoomada Puntland.

222-4b1

Agaasime Cali ayaa sheegay in ay Wasaaraddu heshiis la sixiixatay Shirkad la yiraahdo HRM oo ka shaqeysa Garoomada caalamiga ah ee caalamka qaarkood, iyadoo haatan bilowday shaqooyinkeeda islamarkaana ka qeyb qaadanaysa arimaha amniga iyo tababarrada shaqaalaha garoonka.

Dhageyso Agaasimaha wasaaradda duulista hawada iyo garoomadda Puntland

Puntlandes.com

About The Author