Daawo Video: Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ramaax oo u hanjabay Madaxweynaha Jabuuti

23 May 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ramaax oo la hadlay Warbaahinta ayaa u hanjabay Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle, isagoo ku eedeeyey madaxweyne Geelle inuusan fahansanayn waxa ay Somaliland ka Tirsanayso Soomaaliya inteeda kale.

223-9a

Gudoomiye Ramaax ayaa waxa ii yri mar uu ka hadlayey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle “Isagu dhibtayada ayuu jecel yahay, Xumaantayada ayuu jecel yahay, KOONFUR BUU NAGA JECEL YEHEY..”

Eedayntan ama uu Gudoomiyaha Gobolka Awdal Ramaax ku eedeeyey Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle ayaa noqonaysa tii ugu Cuslayd ee Mas’uul Somaliland ah uu u jeediyo.

Puntlandes.com

About The Author