Daawo sawirada Garoon Diyaardaha Garowe oo Gabo gabo maraya

24 May 2016 (Puntlandes) Gudoomiyihii hore ee Gobolka Mudug Maxamed yusuf Tigeey ayaa Booqday Garoonka Caalamiga ah ah ee Caasimadda Puntland ee Garowe oo Dhismihiisu Meel Gaba Gabo ku Dhow Marayo.

Dhismaha ka socda Garoonka Diyaaradaha ee Caasimadda Puntland ayaa noqonaya Garoonkii labaad ee Soomaaliya Qaranjabkii Kadib laga Dhiso, waana Horumar ay Soomaaliyi ku Faani karo

Daawo sawiradii uu Gudoomiye Tigeey kasoo qaaday Garoonka Caalamiga ah ah ee Caasimadda Puntland, uuna soo dhigay barta uu Facebooga ku leeyahay Gudoomiye Tigeey

223-9a3

 

 

223-9a6

223-9a5

223-9a4

223-9a8

223-9a7

 

https://www.facebook.com/Mohamed-Yusuf-Tigey-1041494519196537/?fref=ts
Puntlandes.com

About The Author