TACSI TIIRAANYO LEH: marxuumad Cubtan Yaasiin C. Keenadiid oo ku geeriyooday magaalada Jidah

TACSI TIIRAANYO LEH: Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

222-5a2

Waxaa halkaa si murugo leh ugu wargelinayaa i Cuntan Yaasiin C. Keenadiid ay xalay ku geeriyootay magaalada Jeddah ee Sucuudi Caraabiya.

Waxaan tacsida u dirayaa walaalahay, reer keenadiid iyo dhammaan qaraabada iyo ehelka oo idil.

Waxaan allihii weynaa ee raxmadda iyo Naxariista badan ugu baryaynaa inuu Jannatul Fardowsa ka waraabiyo, annagoo dhanna uu samir iyo iimaan naga siiyo.

Aaamiin yaa Rabbi

” eebbow Geeridu waa dhab e noo kala dheere…..Aamiin Aaniim.

Waxaa Tacsidan nasoo gaarsiiyey Mudane Farah Yassin Osman Kenadid

About The Author