Dhagayso: Shirkii Dhaqanka ee Kasocdey Qardho oo Qodobo laga soo Saaray

26  May 2016 (Puntlandes) Shirkii Madasha Wadatashiga Hoggaamiyayaal Dhaqameedka Soomaaliyeed ee magaalada Qardho ka socday muddada saddexda maalmood ah ayaa waxaa ee uu gogoshiisa dhigay Boqorka Beelaha Daarood Boqor Burhaan Boqor Muuse ayaa oo maanta lasoo gabagabeeyey ayaa waxaa laga soo saaray Warmurtiyeed.

1a
Dhagayso Qodobada laga soo saaray

Puntlandes.com

About The Author