Xasan Maxamed Cali Dhoore oo shalay gacan ka xaqdaran ay ku dishay Muqdisho

5 June 2016 (Puntlandes) Waxaa shallay oo ay taariikhdu ahayd 4tii June 2016 ay gacan ka xaqdaran ku dishay magaalada Muqdisgo Marxuum Xasan Maxamed Cali Dhoore.

223-9a10

Marxuumka ayaa waxaa dilay Askar ka tirsan Ciidanka DFS oo ku sugnaa bar koontrool oo ku taasha magaalada Muqdisho, iyagoo Istaajiyey baabuurkii uu watay Marxuumku ka dibna Rasaas la dhacay.

Marxuum Maxamed ayaa goobtii ku geeryooday

Puntlandes.com

About The Author