TACSI ay reer Yusuf Dhuux u dirayaan Qoyskii Marxuum Xasan Maxamed Cali Dhoore

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxaa shalay ay gacan ka xaqdaran shalay ku dishay magaalada Muqdisho Marxuum Xasan Maxamed Cali Dhoore.

222-5a2

Anagoo ah dhamaan reer Yuusuf Dhuux waxaan tacsi tiiraanyo leh u diraynaa Marxuumka aabihii Maxamed cali dhoore iyo hooyadiis Sahro warsame Wayrax iyo Qoyskiisii, Eheladiisa, waxaan kaloo Tacsi gaar ah u diraynaa dhamaan Qowska reer Dhoore.

Waxaana Allah uga baryaynaa inuu Janatul fardowsana ka waraabiyo Marxuumka samir iyo Iimaana kasiiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii uu ka geeriyoodey, Amiin, Amiin

About The Author