Sawirro: Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo lagu qabtay Raashin Dhacay ay lahayd WFP ayna u Waday G/Gedo

14 June 2016 (Puntlandes) Ciidanka Booliska DFS ee Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, ayaa maanta Gaacanta ku dhigay Raashin dhacay oo ka koobnaa Noocyada kala duwan oo ay leedaha Hay’adda Cunnada Aduunka ee WFP.

Raashinkan ayaa ka koobaaa Galley, Masaggo, Misir iyo noocyada kale Raashinkan oo ah kuwo aan la cuni karin, iyadoo la sheegay in loo waday Qaybo ka mid ah Gobolka Gado ee Koonfurta Soomaaliya.

Raashinkan ayaa la rabay in laga Dhoofiyo Garoonka Diyaaradaha Muqdisho, kaasoo laga reebay ´Diyaaradii qaadi lahayd kadib markii la Ogaaday in uu yahay raashin dhacay oo aan la cuni karin.
225-7a5

225-7a6

225-7a7

225-7a8

225-7a9

225-7a10
Puntlandes.com

About The Author