TACSI: Marxuumad Cambro Jaamac Faarax Nooli oo ku geeryootay magaalada Gaalkacyo

Innaa Lillaahi wa innaa ileyhi Raajicuun

Waxa Galabta oo ay ahayd tariikhdu ahayd 15kii June 2016 ku geriyootay magaalada Gaalkacyo Allah ha naxariistee Cambro Jaamac Faarax Nooli.

154a

Cabdulqaadir C/laahi Faarxa Xaange iyo Xaaskiisa Ayaan Bacalwaan ayaa waxay ka tacsiyeynayaan geerida naxdinta lahayd ee ku timid Ayeeyo Cambro Jaamac Faarax (Nooli)

Waxayna Tacsi tiiraanyo leh u dirayaan Caruuteeda Cabdulaahi Jaamac, Axmed Jaamac, Eedo Xaawo Jaamac iyo Caruurtooda iyo dhamaan eheladeedii iyo asxaabteedii.

Waxayna Allah uga baryaynaa Marxuumadda inuu Janatul fardowsa ka waraabiyo Samir iyo Iimaana ka siiyo Qoyskii, ehelkii iyo qaraabadii ay ka geeriyootay, Amiin, Amiin

 

About The Author