Dowladda Puntland oo mabnuucday in Waraysto Shaqsiyaadka Ammaan Xumida Wada Xiirkana la leh DAACISH

22 June 2016 (Puntlandes) Dawladda Puntland ayaa maanta amaro culculus ku soo rogtay Saxaafada ka howlgasha gudaha Puntland, iyadoo laga mabnuucay inay waraystaan shaqsiyaadka xiriirka laleh kooxaha Ururka Daacish iyo Burcad Badeedka ee kajira gudaha dalka Soomaaliya.

225-8b1

Warkan ayaa waxa uu imanayaa iyadoo ay saxaafadda ka hawlgasha Puntland ay maalmahan waraysanayeen Gudoomiyihii hore ee Gobolka bari Gallan kaasoo shalay Ciidama la soo galay magaalada carmo iyo Nawaaxiga xarunta ganacsiga Puntland ee Bosaso
226-3a3

Puntlandes.com
Puntlandes.com

About The Author