Sawiro dheeri ah & warbixin kooban oo ku saabsan Shirka Baydhabo

22 June 2016 (Puntlandes) Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa galabta 22ka june 2016 waxaa si habsami ah uga furmay Shirka Madasha Wadatashiga Qaran, kaasoo noqonaya Shirkii u dambeeyey laguna gaari doono Heshiis ku saabsan qodobo badan oo Muhiim u ah Doorashada la filayo inay dhawaan ka dhacdo Soomaaliya.

Sida ay Warbaahinta Puntlandes XOG ku heshay in Shirku si fiican u furmay, dubana la gudo galay Shirar is daba joog ah, iyadoo ay jiraan hawlo aad u badan  oo hadda in la dhammeystiro ay la doonayo maadaama aan horay loo qaban.

Kala soco Warbaahinta Puntlandes hadba waxa kasoo baxa Shirarka is daba joog ah ee socda.

Daawo sawiro ay Warbaahinta Puntlandes idiinka soo qaaday shirka
1

1a

1b

2

3

4

5

6
Puntlandes.com

About The Author