Daawo Video: Dr Sadiiq warfaa oo si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug

27 June 2016 (Puntlandes) Dr Sadiiq warfaa oo ka mid ah Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Minnesota una sharaxan ka mid noqoshada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ee dhawaan lasoo xulayo/dooranayo ayaa waxaa maanta si wayn loogu soo dhaweeyay magaalada Galdogob ee Gobolka Mudug halkaasoo ah meesha uu doonayao inuu kasoo galo Baarlamaanka.

226-7c

Puntlandes.com

About The Author