Madaxweynaha Puntland oo Magacaabey Gudiga dib u sixida Howlaha Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo

19 July 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwli Maxamed Cali Gaas ayaa Maanta Magacaabey gudiga dib u sixida Hawlaha Dowlada hoose ee Degmada Gaalkacyo,kuwaasi lo doonayo inay wax ka qabtaan Howlihii dib u dhiska iyo dib u dajinta ee ka socday Suuqa Xero dayax ee Magaalada Gaalkacyo.

227-7a4

227-10b

Puntlandes.com

 

 

 

About The Author