BREAKING NEWS: Jubaland oo reebtay Gobolka Banaadir

21 July 2016 (Puntlandes) Kooxda kubadda Cagta ee Jubaland ayaa usoo baday Finalka kadib markii ay reebtay Kooxdia Gobolka Banaadir.

226-3

Juband ayaa noqonaysa Kooxdii u horaysay oo tartanka Ciyaaraha Dawlad Goboleedyada usoo baxda Finalka, waxayna ku badisay Rigoore. Maalinka berri ah ayaa waxaa wada ciyaari doona Kooxda Puntland iyo hiiraan/Shabeelaha Dhexe iyadoo Kooxdii Finalka usoo baxdaa ay la ciyaari doonto Jubaland.

Dhanka kale waxaa xusid mudanin markii ay 90kii daqiiqo dhamaatay aan lagu darin 30 daqiiqo ee horay laga bilaabay Rigoorooyinka taasoo ay ku badisay Jubaland.

Ciyaartii maanta ayaa waxaa ku gacan saraysay kooxda Jubaland.

Puntlandes.com

About The Author