Shirkii Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka oo mar kale dib u dhacay

22 July 2016 (Puntlandes) Shirkii Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka ee balantu ahayd inuu Furmo 17ka July laakiin dib loogu dhigay 29ka July ayaa waxaa ku yimid mar kale dib u dhac.

226-3c2

Warbaahinta Puntlandes ayaa ogaatay in Shirka Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka uu dib ugu dhacay 2da August 2016, sababtuna waa Dawlada Puntland oo u dabaaldegaysa sanadguuradii 18aad ee kasoo wareegtay markii la aasaasay 1 August 1998dii.

Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiwali Maxamed cali Gaas ayaa ka codsay madaxda kale in Shirka laga dhigo kadib 1da August, sida ay Xog ku heshay Warbaahinta Puntlades.

Shirka Madaxda Hogaamiyayaasha Qaranka ayaa soconaya 3 Cisho isagoo furmaya 2da August soona xirmaya 4ta August.

Puntlandes.com

About The Author