Akhriso: Guddiga Doorashooyinka Heer Dawlad Gobolleed oo la Magacaabay

9 Aug 2016 (Puntlandes)  Raysul Wasaaraha DFS Cumar Cabdirashiid Cali Sharmarke ayaa magacaabay Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Dadban ee Heer Dawlad Gobolleed (GHDDDG) ee Sanadka 2016.

Warsaxaafadeed kasoo baxay ra’iisul wasaaraha ayaa lagu sheegay in guddigan ay kala socdaan Jubaland, Puntland, Koonfur Galbeed, Galmudug, Somaliland iyo Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe.

Hoos ka aqriso magacyada guddiga.

229-9b1

229-9b2

229-9b3

229-9b4

229-9b5
Puntlandes.com

About The Author