Dhagayso: Galayr oo ka Hadlay Go’aanadii Madasha, amaanayna Somaliland!!

11 Aug 2016 (Puntlandes) Cali Khaliif Galayr ayaa isagoo waraysi siiyey VOA waxa uu ka hadlay go’aanadii Shirkii madasha wadatashiga Qaran ee lagu soo gabgabeeyey magaalada Muqdisho

229-9e2

Dhanka kale Galayr ayaa rajo aad u fiican ka muujiyey inay wax isku darsan doonaan Somaliland isagoo ka dayriyey inuu wax la wadaagi doono Muqdisho. Galayr ayaaa yri isagoo ka hadlaya Somaliland “dad badan oo boqolaal ah ayaa labada dhinac ka dhintay ilaa hadana arintu ma Xasiloona….”

Dhagayso Galayr


Puntlandes.com

About The Author