Dhagayso: Madaxweyne Gaas oo waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Golaha 1960

12 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa waraysi dhinacyo badan taabanaya siiyey Golaha1960 ,kaasoo ku saabsan:

  • Shirkii madasha wadatashiga qaranka ee dhowaan lagu soo gebagebeeyey Magaalada muqdisho
  • Tirada lagu kordhiyey Aqalka sare ee Baarlamaanka Soomaaliya,
  • Wakhtiga loo qabtay iney dhacdo dhoorashada Soomaaliya
  • Ilaalinta amniga doorashooyinka ,iyo
  • Mashaariicda Horumarineed ee ka bilowday Puntland iyo kuwa bilaaban doona dhawaan

229-9c

Dhagayso waraysiga madaxweyne Gaas ay Golaha 1960la yeelatay

Puntlandes.com

About The Author