Madaxweynaha Dowladda Puntland Oo Magacaabay Garsoorayaasha Maxkamadda Sare

16 Aug 2016 (Puntlandes) Madaxweynaha dowladda Puntland Dr Cabdiweli Maxamed Cali Gaas ayaa maanta magacaabay Garsoorayaasha Maxkamada Sare ee Puntland, wuxuuna Qareen Yuusuf Xaaji Nuur u magacaabay Gudoomiyaha Guddigaas.

230-1b4

Qareen Yuusuf Xaaji Nuur ayaa Xiligii AUN Cabdulaahi Yuusuf soo noqday Gudoomiyihii Maxkamada Sare ee Puntland, wuxuuna intaas wixii ka dmabeeyay ahaa gudoomiyaha xafiiska Gargaarka sharciga ee Puntland.

Faahfaahin kala soco Puntlandes,com

About The Author