Daawo Barnaamij: Isbaheysiga isbadal Sameynta Soomaaliya & musharixiinta oo uu Musharax Cali Ameerico martiqaaday

11 sept 2016 (Puntlandes) Daawo Barnaamijka gaar ah oo ku saabasan Isbaheysiga Isbadal Sameynta Soomaaliya & musharixiinta oo uu Musharax Cali Ameerico martiqaaday.

Musharixiinta ayaa socod dheer kusoo maray magaalada Muqdisho oo wadooyinkeeda ay xiran yihiin iyadoo loo xiray Shirka Madaxda IGAD ee Muqdisho ku kulmaya talaadada ay bishu tahay 13ka, waxayna ka dalbadeen madaxweynaha Xilkiisii dhamaaday Xasan Sheekh inuu shacabka Muqdisho u furo wadaayinka muhiimka u ah.

230-9a5

Puntlandes.com

About The Author