Dhagayso-Gaalkacyo: Xeer ilaaliyaha guud oo ka hadlay Xukunno Racfaan laga qaatay oo dib loo furay

14 sept 2016 (Puntlandes) Xeer ilaaliyaha guud ee Maxkamadda ciidanka Qalabka sida iyo Danbiya culus, ayaa maanta waxaa uu saxaafadda uga war bixiyey, hawlo ay Maxkamaddu ka waday xabsiga dhexe ee Gobolka Mudug.

IMG_4431

Xeer ilaaliyaha ayaa waxaa uu sheegay in ay bilaaben dhagaysiga maxkamadda, 1, Sep, 2016, ayna maxkamaddu soo gaba gabeysay maanta 13, Sep,2016, dadkaan la xukumay ayaa waxaa ay isugu jiraan xubno ciidanka qalabka sida ah iyo xubno al-shabaab ah, waxaana ay ka koobanyihiin 8 xubnood sida uu sheegay xeer ilaaliyaha guud maxkamadda danbiyada culus.

Hadaba dhagayso Faah faahinta.


Puntlandes.com

About The Author