Dhagayso-Akhriso: Britain & Beesha Caalamka oo Walaac ka Muujisay Go’aanka Siilaanyo ku kala qaaday labada Doorasho

16 sept 2016 (Puntlandes) Dawladda Britain oo ku hadlaysay magaca Beesha Caalamka ayaa sheegtay in beesha caalamku walaac ka qabaan go’aankii madaxweynaha Somaliland Axmed Maxamed Siilaanyo uu ku kala qaaday Doorashooyinka madaxtooyada iyo Baarlamaanka in mar la wada qabto oo hore loo go’aamiyey inay mar wada qabsoomaan.

230-9d1

Warmurtiyeed ka soo baxay Xafiiska dawladda Britain ku leedahay Hargeysa ayaa waxa lagu tilmaamay in go’aankaasi uu wiiqi karo kalsoonidii lagu qabay dimuqraadiyadda Somaliland, iyadoo loogu qaabay madaxweyne Siilaanyo inuu ka noqdo go’aankaas

Dhagayso warbixintan ay VOA ka diyaarisay

 

Akhriso Warmurtiyeed ka soo baxay Xafiiska dawladda Britain
231-1
Puntlandes.com

About The Author