Dhagayso: Madaxweyne ku xigeenka Puntland oo ka hadlay Arimaga Gobolka Mudug.

Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng: C/xakiin Xaaji Cumar Camay (Gaalkacyo, Puntlandes,)
Madaxweyne ku xigeenka Puntland Eng: C/xakiin Xaaji Cumar Camay (Gaalkacyo, Puntlandes,)

Madaxweyne ku xigeen Dowladda Puntland ayaa waxaa uu booqday, Suuqa weyn ee Xero dayax iyo Isbitaalka weyn ee Gobolka Mudug, isaga oo ka dibna Saxaafadda La hadlay.

Eng: Camay ayaa waxaa uu la hadlay shacabka Puntland, isaga oo ugu baaqayn ln laga qayb qaato dib u dhiska Ibitaalka wey, wuxuu sigaar ah ula hadlay dalalka iyo magaalooyinka Dibadda ee qurba joogtu ku dhaqantahay, in ay u istaagaan sidii ay uga qayb qaadan lahaayeen dadaalka.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale ka hadlay arinta xuduud Puntland iyo kala wareejinta gaadiidka ee Magaaladda Gaalkacyo.

Mar uu arinta Isbitaalka ka Hadlayey Wuxuu yiri.

Xaaladda Amaanka iyo kala wareejinta magaaladda Gaalkacyo isagoo ka hadlayaana waxaa uu yiri.

Sawirro.

camay-manta-1 camay-manta-2 camay-manta

About The Author