Jariiban: DEgmada Jariiban oo laga bilaabayo mashaariic horumarineed (Akhriso waraaqaha Tartanka)

25 sept 2016 (Puntlandes) DEgmada Jariiban ayaa waxaa ay soo bandhigtay, 9 mashruuc oo kamid ah, mashaariicda UNJPLG, ee lagu horumariyo dagmooyinka.

Sagaalka mashruuc ayaa laga fulin doonaa deegaano kala gadisan oo ka tirsan Degmada, kuwaas oo sida ay dagmadu soo bandhigtay u qabay Baahi weyn.

Waraaqaha baahinta Mashaariicda oo soo gaar xafiiska warqabadka Puntlandes, ee Gaalkacyo ayaa waxaa ay u qornayd sidaan Hoose.

jariiban-1

jariiban-2

About The Author