Gaalkacyo: Da’ayarta Gobolka ee kubbadda cagtaa oo Qalab lagudoonsiiyey.

Dhalinyarada yar yar ee GobolKa Mudug Gaalkacyo ayaa Maantay Soo Gaartay qalab sports oo iskugu jiraa Qalabka Alaamitada Iyo kuwa Lagu ciyaaro Banooniyaal aad u Tiro Badan Oo Lagu Tala Galay in Lagu hormariyo dhalinyarada Da Yarta ee Xirfada Wanagsan leh oo laga soo Aruuriyaay naadiyal ay u ciyaaraan Kuwa hoose ee Ka dhisaan Gaalkacyo

Waxana dhalinyarada La Soo Xulay Loo sameenayaa Tawabaro kor loogu qaadayo Xirfadooda banooni si Loo Helo mustaqbalka Soo socda Dhalinyaro Wanagsan xirfad aqlaaq jir ahaan caafimaad ahaan u diyaarsan Gobolka Mudug Gaalkacyo anfaca guulo wanagsana ay u keenaan

Barnaamlkaan dhalinyarada ciyaaraha Gobolka Mudug Gaalkacyo da yarta ayaa ah mid ku Cusub Puntland Iyo Gobolka Mudug Gaalkacyo
Wana Gaalkacyo Academy football club Dhalinyarada Yar yar Lagu soo saarayo

Waxana hergaliyaay Gudoomiyaha nadiga Comsed cabdiqani Carabey Iyo macalinminta Gobolka Mudug Gaalkacyo Ugu Wanagsan xaga Soo saarka dhalinyarada ciyaaraha Gobolka Mudug Gaalkacyo ilyaas Abdi nuur iyo Mohamed abdala adan Oo ah macalimin Aqoon Wanagsan leh

Gudoomiyaha nadiga Comsed cabdiqani Carabey ayaa u Mahad caliyaay

Ururka Australia Puntland Global Relief N.G.O Oo Ay Gudoomiye Ka Tahay Safiyo Nuur horeey Iyo zamzam Hange Oo Mar Walba ka qeeb qaataa Hormarka Puntland Iyo Gobolka Mudug Mar walba caawiya Dhib Walba oo ka jirta Puntland oo Dhan Waxan Leenahay waxay naga mudaan Yihin amaan Iyo Mahad celin Sidi Wanagsan ay dhalinyarada ciyaaraha Gobolka Mudug Gaalkacyo DaYarta ay uga caawiyeen Qalabka dhameeystiraan Oo ay ku tawabartaan dhalinyarada ciyaaraha Gobolka Mudug Gaalkacyo Academy football club

wana Marki ugu horeeysay puntland Iyo Gobolka Mudug Gaalkacyo yeelato hormarkaan o.o kale Wana Tatikh cusub in Lagu daydo mudan ururka Ururka Australia Puntland Global Relief N.G.O ay madaxda u Tahay safiyo nuur horeye

Xalfada Ayaa laqabanayaa maalinta jamcada fooda nagu soo haayso furitaanka tawabarka Dhalinyarada Da Yarta Gaalkacyo Academy football club Waxana ka Soo Qeeb galayaa maamulka sports Maamulka Gobolka Maamulka Degmada Dhalinyaradi Hore sports Iyo maamulada naadiyaasha Gobolka Mudug Gaalkacyo Wana daah furka Gaalkacyo Academy football club

 

Sawirro.

14555752_1212591735464733_1389850723_n

14543440_1212547725469134_1990452347_n 14555551_1212549518802288_1184100285_n 14555588_1212551475468759_1663384896_n
14555808_1212545262136047_1168026151_n 14555966_1212545072136066_895053689_n 14593500_1212545818802658_724431494_n 14607913_1212546232135950_1190227434_n

About The Author