Daawo sawirrada Dhismaha Jaamacadda Maakhir ee Badhan oo maraysa heer Gabogabo ah

8 okt 2016 (Puntlandes) Dhismaha Jaamacadda Maakhir ee Badhan ee Gobolka Sanaag oo maraysa heer Gabogabo ah, kaasoo ka mid ah Mashariicda waawayn ee dhismahoodu uu ka socdo Puntland wuxuuna ka kooban yahay dhismayaal Waxbarasho, Laabab,Maktabad, Masjid, Guriga Martida iyo qaybo kale.

Dhismaha Jaamacadda ayaa lagu wadaa in lasoo gabagabeeyo sanadka soo socda haddii Allah uu ka raali ka noqdo, wuxuunakusoo aadayaa iyadoo ay socoto dhismaha Wadada Isku xirta Ceeldaahir iyo Ceerigaabo.

Dhaqaalaha lagu dhisayo Jaamacadda Maakhir ayaa waxaa dawlada Puntland ugu deeqay dawlada Kuwait, waxaana si wayn usoo dhoweeyey dhismaha Jaamacadda Maakhir bahda Waxbarashadda iyo guud ahaan shacabka reer Puntland oo ku dadaalaya Horumarinta dhulkooda.

231-5b4

231-5b5

231-5b6

231-5b7

231-5b8

231-5b9

231-5b10

 

About The Author