Dhagayso: Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal oo soo dhaweeyey soo gudbintii Puntland ee Musharixiinta Aqalka Sare

8 okt 2016 (Puntlandes) Gudoomiyaha Guddiga Doorashada Dadban ee Heer Federaal Abuukate Cumar Dhagey oo Saxaafadda kula hadlay caawa magaalada Muqdisho ayaa soo dhaweeyey soo gudbintii ay Puntland ku shaacisay Xubnaha Musharixiinta ah ee u tartamaya Aqalka Sare qaybtiisa Puntland.
158ab
Gudoomiye Dhagey ayaa sheegay inay bilaabatay hanaankii Doorasho ee Soomaaliya iyagoo dawlad Goboleedyada kale ay sida ugu dhaqsaha badan u magacaabi doonaan Xubnaha Musharixiinta ee u tartamaya Kuraastooda.

Dhagayso Shirkii jaraaid ee Gudoomiye Dhagey

Halkana ka dhagayso VOA oo waraysatay


Puntlandes.com

About The Author